::Aragtida Dadwaynaha/Latest Opinions::

Qabqabashada Dadka Reer Ogaadeeniya Waa Dembi Laga Gelayo Magaceena ee Waa in aaynu Diidnaa? -Qore: Mohamed Yusuf
Ururka ardayda Sool,Sanaag ,Buuhodle ee wax ka barta india oo canbaareeyey dadkii Puntland dhiibtay. -Qore: ahmed abadir
Somaliland waxa ay u eegtahey diyaarad faraha ka baxdey -Qore: Nasir yasin.
Sayladda ganacsiga dadka ee Puntland! -Qore: Axmed Cali Sahal
Tacsi ka timi Wakiilka Somaliland ee Birmingham kuna socota Wasiirka Waasarada Warshadaha Somalilan -Qore: Dr. Abdirahman Cali Ubaxle
Fikradihii hore/Latest Opinions::

 

Shirkii Odayo-dhaqameedka Dhulbahante uga socdey tuulaada Tuka faq oo lagu kala tegey.

Shir beryahanba uga socdey tuulada Tuka faq ee gobolka Sool,qaar ka mid ah garaadada iyo odayo-dhaqameedka kale ee gobolada Sool,Sanag iyo Buuhoodle ayaa odayashii halkaas ku sugnaa ku kala qaybsmeen fikirka siyaasadeed.
15-May-2008 ::Warkii oo dhan::
   

::Wararka Kale/Other News::
Nin Reer Buuhoodle ah oo Habeen hore Lagu Dilay Tuulada Ceel-Ma-Xidho ee Ogadeniya. Yaase Dilay?
Waxaa Habeen Hore ku geeriyooday magaalada Buuhoodle, Nin lagu soo dhaawacay tuulada Ceel-Ma-Xidho. Marxuunka dhintay ayaa lagu magaacbi jiray Jamaal Cabdi Raaxo oo ahaa dadka ka ganacsada qaadka,waxaana loo galay wadada iyaga oo ku soo jeeda dhinaca Buuhoodle.
15-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Gabaygan lamagac Baxay MAXAA SABABAY? waxaa tirisay Abwaanada caanka ah Rooda Ibrahim (Afjano)
Gabaygan waxay curisay Abwaanadu dabayaaqadii sanadkii 2004 waxayna u tirisay Maamulka W/Galbeed Soomaaliya. wuxuuna gabaygu ka hadlayaa dhibaatada ay maamulkaasi jideeyeen ee ay kula kaceen dadka ka soo jeeda dhulka Soomaalida Ogaadeenya.
15-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Hanbalyo ku socota Caaqil Maxamud Ooglle oo ka Timid Xasan Axmed Aw Cali (Xasanshaani)
Marka hore salaanta islaamka tan ugu heerka saraysa waxan ku salaamaya dhamaan shaqaalaha afnugaal iyo Beesha ssc, waxan halkan Hanbalyo, Bogaadin iyo Taageero uga dirayaa Caaqil Maxamud Ooglle oo ku sugan Gobalka Sool khaasatan Magaalada Laascaanood oo dhawaan loo igmaday Xilka Caaqilnimada
15-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Dilal Kala Gooni Gooni Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Kismaanyo Xili Ay Ameenkeedu Sii Xumaanayo
Sida uusoo werinayo weriyaha shabakada afnugaal ee ku sugan xafiiska warqabadka magaalada ksimaanyo ayaa sheegaya in Goob kamid ah goobaha lagu Qaxweeyo lagu diley Labo Qofood oo ku taal Xaafada farjano gar ahaan Aargada Ee magaalada Kismaayo kadib markii nin dableey ah uu rasaas ooda Kaga qaaday dadkii Goobtaasi ku sugnaa.
15-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Odayaasha Dhaqanka Beesha Hawiye Oo Qaylo Dhaan Kasoo Saaray Raashin ay Qaybiyeen Ciidamada Ethiopia
Gudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Beesha Hawiye maxamed Xasan xaad ayaa gaashaanka u daruuray Islamrkaana dadka shacabka Uga digay raashin la sheegay in loo qaybiyey dadka Ku dhaqan deegaanka degmada dayniile iyo meelo kale isagoo raashinkaas ay qaybiyeen ciidamada Ethiopia .
15-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Rayaale,Siilaanyo,Iyo Faysal C.Waraabe oo heshiis horudhac ah gaadhay..
Wararka aan kahelayno caasimada Somaliland ee Hargeysa waxay sheegayaan in caawa ay heshiis horudhac ah oo lagu soo afjarayo khilaafkii siyaasadeed ee gilgilay Somaliland ay wada gaadheen madaxweyne rayaale,iyo labada xisbi ee mucaaradka ah.
14-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Freedom Rider: America Brings Hell to Somalia.by BAR editor and senior columnist Margaret Kimberley
The U.S. "war on terror" is in fact a war on international law and civilization, a catch-all category of assaults on the weak. Under the anti-terror banner, Washington grinds Somalia into the sand, through hi-tech weaponry and the deployment of Ethiopian surrogates.
14-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Ergadii mucaaradka ee Shirka Jabuuti oo dib ugu laabtay Asmara iyo Dawlada oo wax la shira eegaysa.
Waxaa maanta dib uga duulay garoonka diyaaradaha ee Jabuuti Ergadii mucaaradka ee kooxda Asmara kuwaas oo ku sugnaa maalmihii lasoo dhaafay lana sugayay inay kulamo kala gedisan la qaataan Dawlada KMG ah ee Somalia si xal loogu helo dhibaatada ka taagan Somalia.
14-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
5 nin oo Ogaadeen ah oo Boosaaso lagu qabtay markay diyaarada Daallo ka soo degeen shalay galab.
Waxaa shalay galinkii danbe lagu qabtay Airporka magaalada Boosaaso 5 nin oo kale oo Ogaadeen ah oo lagu eedeeyey inay yihiin ONLF,Kuwaas oo la socday diyaarada Daallo kana soo duulay Jabuuti.
15-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Sawiradii ugu danbeeyey ee Amiin Caamir.Dadka Ogadeniya ee lagu cashaysiinayo meles iyo kuwo kale.
Amiin Caamir oo ah farshaxamayahan Soomaaliyeed ayaa waxa uu aragtidiisa siyaasadeed ku soo bandhigaa qaab sawir ahaaneed,isagooaan cidna garabka saarayn.Amiin Caamir ayaa bishan si fiican diirada u saray dadka soomaaliyeed ee Itoobiyaanka laga iibiyo.Xaga hoose waxaad ka arki kartaa sawiro aan soo uruurinay.....
14-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Madaxweynaha Wadanka Eretariya Oo Ku Tilmaamay Shirka Jabuuti Mid Lagu Shirqoolayo Danaha Umada Soom
Madaxweynaha Dalka Eretariya Isias Afawerqe ayaa shaaca ka qaaday Inay yaab tahay sababta ay Beesha caalamku ugu mashquulsan tahay Fur Furista Mucaaridka soomaaliya ee kacdoonka wada islamrkaana doonaya xoriyada shacabkooda
14-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Gabadh Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey inay diyaarad afduubtay oo maxakamad la hor keenayo NewZealand.
Caasha Cali Cabdulle oo ah inan Soomaaliyeed oo dadeeda lagu sheegay 34 jir oo lagu eedaynayo inay afduubtay diyaarada Air New Zealand oo markaa ka soo baxday Blenheim to Christchurch ee wadanka New Zealand February 11.
14-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Hogaamiyaha Ergada Shirka Uga Qayb Gelyasa Ururka Dib U Xoraynta Oo Beeniyey Hadalkii Indhacade
Hogaamiyaha Ergada Ururka Dib U Xoraynta Soomaaliyeed Ee Ku sugan dalka jabuuti Ee Shirka ka Qayb Galaysa islamrkaana ah Gudoomiye Ku Xigeenka Ururkaas ayaa Tilmaamay In Dhamaan Xubnaha Ururkoodu inay Wada Ogsoonyihiin Waxa Ka Socda jabuuti Guud ahaana Raali Laga Wada Yahay Waxa ay USoo Qaadaan Ergadooda.
14-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Qaar ka tirsan Ciidamada Maamulka Gobolka Shabeellada hoose oo lagu laayey Leego
Kadib markii shaley weerar jidggooyo lala Beegsadey Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo mareysa meel aan ka fogeyn Leego looguna geystey qasaare dhimasho iyo dhaawac,ayaa markii uu weerarku dhamaadey ka dib weerareen Malleeshiyaadka Maamulka Gobolka Shabeellada hoose oo aan ka fogeyn halka lagu weerarey Ciiidamada Itoobiyaanka ah.
14-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Indhocade Oo Ku Baaqay In Xubnaha Jabuuti Ka Joogaa Ururka Dib U Xoraynta ay iskaga Soo Baxaan Shirk
Yuusuf maxamed Siyaad (Indhacade) Oo Ururka Dib U Xoraynta soomaaliya u ah Madaxa Difaaca ayaa Ugu baaqay Xubnaha Uga Qayb gelaya shirka lagu doonayo in lagu dhex dhexaadiyo Dowlada KMG ah iyo Kooxaha Mucaaridka ee gogoshiisu taalo dalka jabuuti xaruntiisa jabuuti inay iskaga soo baxaan halkaasi islamrkaana dib ugu laabtaan fariisimadoodii ay ka yimaadeen .
14-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Ciidamada nabdsugida Puntland PIS(Ashadaado la diririka) ayaa haysta dhakhtar Somali-Kenyan ah.
Ciidamada nabdsugida Puntland ee loo so gaabiyo magacooda PIS,dadkuna u yaqaan (Ashadaado la diririka) ayaa haysta dhakhtar Somali-Kenyan ah,oo ka hawlgali jirey xarunta caafimaadka Salaama Medical Centre ee magaalada Boosaaso.
14-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Islamic Extremism in Somalia: due to TFG ´President´, Neo-Nazi Abyssinian Death Squads.
It is only ludicrous for the current US administration to imagine that with some rockets and with the presence of – deeply loathed by all the Somalis – Abyssinian thugs (who are misleadingly called national army of ´Ethiopia´) Islamic Extremism will be eradicated from Somalia. It will only be promoted.
13-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Tacsi ku socota reer Axmed Cali Diraac,oo aabahood ku geeriyooday Laascaanood.
Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun!!Waxaan tacsi u diraynaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday alla ha u naxariistee marxuun Axmed Cali Diraac oo maanta ku geeriyooday magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
13-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Odayaasha Dhaqanka Beesha Hawiye Oo Ku Baaqay In Maamulo Ka Madaxbanaan Dowlada La Samaysto
Odayaasha Dhaqanka Beesha Hawiye ayaa shaaca ka qaaday in maamulo u gaar ah dadka soomaaliyeed ay samaystaan islamrkaana ka madax banaan dowlada KMG ah si ay u noloshooda u seefe gareeyaan .
13-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Xafiis Cusub Oo Ay Shabakada Afnugaal ka Furatay Gobolka Shabeelada Hoose
Xafiiskan Cusub oo ay shabakada wararka madaxa banaan ee Afnugaal ka furatay gobolka shabeelada Hoose gaar ahaan magaalada afgooye ayaa waxaa xariga ka jaray Tifaftiraha Shabakada afnugaal yaasiin faytaan oo isagu dhowaanahanba ku mashquulsanaa sidii ay warbaahintu isugu balaarin lahayd gobolada dalka soomaaliya gaar ahaan Gobolka shabeelada Hoose.
13-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Dowlada KMG ah Oo Ku Guuldaraysatay Inay Maamusho Qaar ka Tirsan Gobolada Koonfurta Iyo Bartamaha So
Maamulka Dowlladda KMG ah,Saraakiisha Ciidamada Dowlladda,iyo Ciidamada Ethiopia ayaa waxa soo wajahey caqabad aad u sarreysa ka dib markii Xoogaga ka soo horjeeda Dowlladda gaar ahaan ururka Al-Shabaab ay isku safeen Jidka dheer ee isku xira Gobollada Koonfureed iyo Magaalada Muqdisho,iyagoo halkaas ka ugaarsada Ciidamada Itoobiyaanka iyo Saraakiisha Dowlladda.
13-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Dowllad Goboleedka Koonfur-Galbeed Ee Ka Jirta Gobolka Bay Oo Weli Gadaal Laga Riixayo
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Magaalada Baydhabo uu ka socdo qorshayaal lagu doonayo in lagu dhiso Ismaamul goboleedyo ay yeeshaan ilaa iyo 6 Gobol oo ku yaalla Koonfurta-Galbeed Soomaaliya.
13-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Hay'ada CEFA Oo Wada Sidii Loo Qodi Lahaa Kanaalka La Magac Baxay Liibaantii Qoryooley .
Sida uusoo werinayo weriyaha Shabkada afnugaal ee Gobolka shabeelada Hoose aadan Cusmaan (aadan bakoola ) ayaa sheegay In Hay'adda CEFA oo ka mid ah hay'ad Internaltional NGO Caalami ah oo laga leeyahay Dalka Taliyaaniga ayaa waxay Dayactir ka billowdey Kannaalka Caanka ah ee Liibaanta Qoryooleey,kaas oo howlgab ahaa muddo 15 sanadood ah,iyadoo kanaalkaas uu waraabin jirey Kumanaan Hektar oo Beero ah.
13-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Xuseen Wadadyare oo Afnugaal uga waramay arimo la xidhiidho Siyaasada Somaliland iyo Gobolka Sool
Waxa noo suurta gashay in aanu la xidhiidhno Mudane Hussein Mohamed Ali ( Hussein Wadaadyare) oo ah ku xigeenka safiirka Somaliland ee dalka Sweden, isla markaasna ah mudane xidhiidh la leh Jaaliyadaha Somaliland ee debeda iyo sidoo kale kuwa gobolada Sool, Sanaag iyo Buuhoodlle, waxana aanu waydiinay mudanaha dhowar su'aalood, waana sidan.................
13-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Dhexdhexaadintii xukuumada Somalialnd iyo asxaabta mucaaradka oo istaagtay.
Iyadoo muddo hadda gaadhaysa saddex isbuuc uu Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland C/raxmaan maxamed C/laahi (cirro) uu waday dhexdhexaadin ku saabsan sidii ay isku fahmi lahaayeen asxaabta mucaardka iyo xukuumada Somaliland ayaa waxa ay ku dhamaatay guul darro.
12-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Kooxaha mucaaradka ah oo ogolaaday inay hor fadhiistaan Dawlada iyo xaflad lagu furayo shirka oo soc
Waxaa lagu wadaa galabta inay ka dhacdo magaalada Jabuuti xaflad balaadhan oo lagu furayo shirka balaaran ee la doonayo in la isgu keeno Mucaaradka Dawlada KMG ah ee Somalia iyo Dawlada KMG ah kaas oo ay si wayn uga soo shaqeeyeen qaabka la doonayo in lagu dhameeyo khilaafkaasi Beesha Caalamka.
12-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Somalia oo maanta ay ka dhaceen qaraxyo kala duwan.
Waxaa maanta ka dhacay caasimada dalka Somalia ee Muqdisho qaraxyo kala duwan kuwaas oo lagu bartil maansanayay ciidamada Ethiopia iyo kuwa Dawlada KMG ah ee Somalia kuna sugan caasimada waqtigaana marayay goobo kamid ah wadooyinka magaalada.
12-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
TACSI MARXUUN SACIID IBRAHIM X.DUCAALE INAALI LAAHI WAA INAA ILAAHI RAAJICUUN
Anago ah Shabakada Wararaka ee Afnugaal.com Waxanu Tacsi Tiiraanyo leh uu dirayna Eheladiiiyo Qaraabadii uu ka geeriyoday Alle ha uu naxariiste SACIID IBRAHIM XAAJI DUCAALE oo ku Geeriyooday Magaalada Buuhoodle
12-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Khilaaf Cusub oo ka dhax qarxey Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeellada hoose.
Maamulka Sare ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa waxa soo kala dhaxgaley Khilaaf Cusub,kaas oo ka dhashey arrimo fara badan oo isbiirsadey,waxaana Khilaafaadka Muuqda ka mid ah mid ka dhashey Xarigga dhowaan loo geysystey Guddoomiyaha Maxkamaddda Degmada Marka ahna Kusimaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Gobolka.
11-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Jaaliyada Dhulbahante ee Boston oo Cambaaraynasa walaalahayo Ogaadeeniya oo puntland Tigreega udhii
Anagoo ah Jaaliyada dhulbahante ee kunool magaalada Boston usa waxaan halkan ka cambaareynanaa falkii foosha xumaa ee waxashnimada ahaa maamulka puntland ugu gacan geliyey dad udhashay walaalahayo Ogaadeeniya Cadawga Tigreega arinkaas oo ah mid ka baxsan muslinimada Soomaalinimada bini aadanimada iyo tolnimada intaba waxaanu uga digana maamulka puntland in ay kawaan toobaan falal kan oo kale sidoo kale shacabka puntland waxaan kula talinanaa inay talaabo wax ku ool ah ka qadaan cidii ka danbaysayna falkan foosha xun waxaanu sidoo kale walaalahayo Ogaadeenia usheeganaa inaanu aad ugaxunahay arintan hiil iyo hoona lagarab taaganahay Iyaaga
11-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Magaalada Beledweyne Oo Ku Waaberiisatay Cutubyo Ciidamo Ethiopian ah Oo Dhexdeeda Gaafwareegaya
Sida uu soo werinayo weriyaha shabakada Afnugaal Ee Gobolka Hiiraan axmed Nuur (madaxey) ayaa sheegaya inay saaka ku waaberiisteen cutibyo ciidamo Ethiopian ah oo ku gadaaman magaalada xarunta u ah gobolka Hiiraan ee Beledweyne taasoo lagu arkayey Labada Buundo ee dhex mara magaaladaasi.
11-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Madaxweyne C/laahi Yuusuf Oo Saaka Goor Hore Soo Gaaray Caasimada Muqdisho.
Madaxweynaha dowlada FKMG ah ee soomaaliya C/laahi yuusuf axmed ayaa saaka kazoo degey garoonka Caalmiga ah ee Aadan cadde airport ee magaalada caasimada ah ee muqdisho iyadoo saaka ay Cidiamada Dowlada KMG ah iyo kuwa Ethiopia ay Xireren wadooyinka KM-4 ilaa iyo wadada Maka Al-mukarama ee aada xarunta madaxtooyada ee Villa soomaaliya .
11-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Gabay la magac Baxay Dhamac oo loo Tiriyey Puntland Ragii Ethiopianka la siiyey & Rooda (Afjano)
Gabaygan la magac baxay DHAMAC waxaa curisay Abwaanadda weyn Rooda Ibrahim Abdi Guray (Afjano) waxayna katirisay weerarkii ay maamulka Puntland ku qaadeen dadka Ogaadeenya ee ka dhacay Boosaaso iyo Garoowe 12/04/2008 - 22/04/2008.Hoos ka dheyso Codka
11-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Shirkii Dawlada KMG ah ee Somalia iyo kooxaha mucaaradka ah uga furmi lahaa maanta Jabuuti oo baaqda
Iyadoo shir ay Qaramada Midoobay ay doonaysay inay isugu keento mucaaradka Dawlada KMG ah ee Somalia iyo Dawlada kaas oo ay ka shaqaynaysay mudooyinkii u danbeeyay kana dhici lahaa Jabuuti kuna beegnaa maata uu baaqday.
10-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 

 

::
::Waraysiyada/Audio::
 Waraysi Maxamed Cabdi Xaashi.
 Heesta maanta-Dardaaran

::AfnugaalTV::::::::
Other News